Daawo Sawirada : Miinooyin Al Shabaab ku aaseen Wadooyin oo lasoo saaray

Ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ay sameeyeen deegaano kuyaala gobolka Jubadda Hoose waxa ay kusoo saareen miinooyin badan oo lagu aasay hareeraha wadooyinka. Ciidanka huwanta ah ayaa la sheegay intii ay howlgalka ku jireen in ay la wareegeen deegaanka Kobon oo horey Al Shabaab u maamulayeen, waxa ayna ciidanka deegaankaasi ka … Continue reading Daawo Sawirada : Miinooyin Al Shabaab ku aaseen Wadooyin oo lasoo saaray